Hool hufan iyo shaqaalo heegan ah oo mar waliba ku raaligaliya iyo
Channels aad ku xiisa galiya adiga oo ku daawan kara mobile kaaga.
Mogadishu Cable TV waxa eey ku keentay receiver ka WADAAG kaa oo ku daawan karto mobile kaaga,
wadaag waa ilaaliyaha qooyskaaga ku iibso $45 kaliya
Mogadishu cable TV waxa eey ku heeysaa channels HD ah ku raali galiya oo adiga iyo qooyskaaga aad wada daawan kartaan ku waa soo Kala ah,
Somali Channel, News Channels, Islamic Channels, Sports Channel, Documentery, Kids, Movies .
Mogadishu Cable TV waxa eey ku suura galisay in aad Receiver kaaga adiga aad maamuli karto kaa oo channels ka aad u baahneen in aad iska tirtiri karto.
Mogadishu Cable TV Macamiisheeda oogu tala gashay Cutomer service oo 24/7 ku shaqeeyo hadii eey cilad ku qabsato hadii aad maclumaad kale u baahato waqti walba shirkada waxeey u taagantahay raali galintaada macamiil .
HQ, Mogadishu, Banaadir
support@mctv.so
short code: 322